27Sano kadib dowladda Soomaaliya oo bilowday in ay qaado Imtixaanka Qaranka (dhegayso)

27Sano kadib dowladda Soomaaliya oo bilowday in ay qaado Imtixaanka Qaranka (dhegayso)

Wasaarada waxbarashada iyo tacliinta sare ee dowladda Soomaaliya ayaa soo saartay go,aan ah in Jaamacada dalka Soomaaliya aysan qaadan karin arday aan galin Imtixaanka qaranka.

Wasiirka wasaarada waxbarashada iyo tacliinta sare ee Soomaaliya ayaa shir jaraa’iid oo uu ku qabtay magaalada Muqdisho ayuu ka sheegay hadalkan.

Dhegayso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com