Madaxweynaha Jabuuti oo maanta daah furi doona Safaarada Jabuuti ee Soomaaliya

Madaxweynaha dalka Jabuubi Ismaaciil Cumar Geele iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta ku soo wajahan magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya.

Madaxweynaha ayaa waxa uu daah furi doonaa Safaarada Jabuuti ee Soomaaliya, waxaan munaasibada daah furka ka soo qayb gali doona madaxda ugu sarasa dalka iyo wafuud kala duwan oo isga kala imanaysa daafaha caalamka.

27 sano kadib dowladda Jabuuti waa markii ugu horaysay oo ay Safaadeeda ay ka furato dalka Soomaaliya.

Dalka Jabuuti ayaa ka mid ah wadamada Soomaaliya ay ciidamadooda ka joogaan kuwaas oo lamagac baxay hiil Qaran.


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com