Guddiga dhismaha Jidka Burtinle oo lacag lagu deeqay (dhegayso)

HomeWararka

Guddiga dhismaha Jidka Burtinle oo lacag lagu deeqay (dhegayso)

Xili uu socdo dhismaha Jidka laamiga ah ee Magaaladda Burtinle ayaa waxaa maanta deeq lacageed oo lagu talagalay dhismaha laamigaas lagu wareejiyeey G

Eng Maxamed Axmed Ciise oo kamid ah qurbejoogta oo digniin u diray…
Dad xalay lagu dilay Qaybo kamid ah Degmada Jariiban iyo maamulka oo ka hadlay. (dhegayso)
Wacaal Daray ah: ONLF iyo Ururada Hubaysan ee Itoobiya oo laga saaray liiska madow

Xili uu socdo dhismaha Jidka laamiga ah ee Magaaladda Burtinle ayaa waxaa maanta deeq lacageed oo lagu talagalay dhismaha laamigaas lagu wareejiyeey Guddiga qaabilsan dhismaha Laamigaas.

Shirkadda Biyaha ee Mahiigan oo Munaasabad ku qabatay Burtinle ayaa ku shaacisay inay dhismaha Jidkaas ugu deeqday lacag dhan shan kun oo dollarka Maraykanka ah.

Qaar kamid ah Waxgaradka Magaaladda Burtinle iyo Guddiga hormarinta degmadda iyo shirkadda Masuuliyiinteeda ayaa goobta ka hadlay.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: