Sarkaal Horre Qoolombi: “Puntland Ceeb ayeey ku Tahay in Somaliland ay la wareegto Qaybo Sanaag kamid ah (Daawo)

Sarkaal Horre Qoolombi: “Puntland Ceeb ayeey ku Tahay in Somaliland ay la wareegto Qaybo Sanaag kamid ah (Daawo)

EX- korneel Maxamuud Cabdi Cumar Qaloombi oo horey xil uga soo qabtay Allaha u naxariiste Dowladdi Cabdulaahi Yuusuf Axmed ayaa ka hadlay dulaanka Somaliland qaybo kamid ah gobalka Sanaag ay ku qabsatay.

Qoolombi oo Warbaahinta daljir la hadlayeey ayaa sheegay inay Ceeb iyo waxaan la fiirsan karrin ku tahay Puntland in dharaar Cad somaliland ay qabsato dhul Puntland maamusho.

Hoos kadaawo Saraakal oo daljir Waraysi siyeey.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com