Site icon Radio Daljir

Guddiga dhismaha Jidka Burtinle oo lacag lagu deeqay (dhegayso)

Xili uu socdo dhismaha Jidka laamiga ah ee Magaaladda Burtinle ayaa waxaa maanta deeq lacageed oo lagu talagalay dhismaha laamigaas lagu wareejiyeey Guddiga qaabilsan dhismaha Laamigaas.

Shirkadda Biyaha ee Mahiigan oo Munaasabad ku qabatay Burtinle ayaa ku shaacisay inay dhismaha Jidkaas ugu deeqday lacag dhan shan kun oo dollarka Maraykanka ah.

Qaar kamid ah Waxgaradka Magaaladda Burtinle iyo Guddiga hormarinta degmadda iyo shirkadda Masuuliyiinteeda ayaa goobta ka hadlay.

https://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5c892ab20201008f03060bb6/Deeq+lacageed+oo+loogu+deeqay+dhismaha+gidka+lamigae+ee+burtinle.mp3?_=1
Exit mobile version