Madaxweynaha Puntland: ” Boosaaso dumar bastoolado sita ayaa dadkii dhibay (Daawo)

HomeWararka

Madaxweynaha Puntland: ” Boosaaso dumar bastoolado sita ayaa dadkii dhibay (Daawo)

Madaxweynaha Puntland Dr Siciid Cabdulaahi deni oo Garoowe ka hadlayeey ayaa sheegay in Amni darradda Boosaaso ay qayb kayihiin dumarka. Wuxuu sheegay in Boosaaso ay ku suganyihiin dumar Hub sita oo dadkii dhibay waa sida u hadalka u dhigaye wuxuna dumarka ku booriyeey inay Ciidanka ku biiran. Halkan Hoose kadaawo.

Guddiga doorashooyinka Heer Federaal oo digniin u diray Xubnaha kamid ah ee tegay Garbahaareey
Xulashada Daljir iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim (dhegayso)
Cuduro ka dilaacay degaano katirsan Gobalka Cayn (dhegayso)

Madaxweynaha Puntland Dr Siciid Cabdulaahi deni oo Garoowe ka hadlayeey ayaa sheegay in Amni darradda Boosaaso ay qayb kayihiin dumarka.

Wuxuu sheegay in Boosaaso ay ku suganyihiin dumar Hub sita oo dadkii dhibay waa sida u hadalka u dhigaye wuxuna dumarka ku booriyeey inay Ciidanka ku biiran.

Halkan Hoose kadaawo.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: