Guddiga doorashooyinka Heer Federaal oo digniin u diray Xubnaha kamid ah ee tegay Garbahaareey

Guddiga doorashooyinka Heer Federaal oo digniin u diray Xubnaha kamid ah ee tegay Garbahaareey

Guddoonka Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal ee FEIT ayaa shaaciyay in xubin walba oo guddigan FEIT ka tirsan oo qaada talaabo aan waafaqsaneyn go’aannada guddiga ee ku sifooba wax caqabad ku ah hanaanka geedi socodka iyo dhameystirka doorashooyinka, cawaaqib xumada ka dhalatana ay masuuliyadeeda iyagu qaadi doonaan.

Qoraal kasoo baxay guddiga doorasooyinka Heer Federaal ayaa lagu sheegay inay si wada ogol ah u qaateen go’aanka ay horay u soo saareen ee ahaa in doorashada 16 kursi laga wareejiyo Garbahaareey loona wareejiyo degmada Ceelwaaq ee Gobolka Gedo.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com