Madaxwayne Farmaajo oo dib ugu soo laabtay Muqdisho

HomeWararka

Madaxwayne Farmaajo oo dib ugu soo laabtay Muqdisho

Madaxwaynaha dowladda faderaalka ee Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho, kadib booqashooyin uu ku kala

Xulashada Daljir & Xasan Heykal iyo Daljir Bossaso (dhegayso)
Kubra Xaaji Xasan & halaaggii beesha ee Goojacadde
Ciidamada PSFta Puntland oo duleedka Bosaaso ku dilay xubno ka tirsan Al-shabaab (Sawiro)

Madaxwaynaha dowladda faderaalka ee Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho, kadib booqashooyin uu ku kala bixiyay magaalooyinka Nairobi iyo Addisababa.

Madaxwaynaha oo magaalada Nairobi kula kulmay madaxwaynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa isku afgartay xoojinta xiriirka diblumaasiyadeed ee labada dowladood iyo in si dhow u wada shaqeeyaan.

Dowladaha Kenya iyo Soomaaliya ayaa khilaaf uu ku dhaxeeyey , kadib markii Kenya ay ku dooday inay leedahay qayb ka mid xeebaha koonfureed ee Soomaaliya.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: