Kubra Xaaji Xasan & halaaggii beesha ee Goojacadde

Kubra Xaaji Xasan & halaaggii beesha ee Goojacadde

Kubra Xaaji Xassan, xubin Xisbiga Waddani, oo reerkeeda xasuusisay halaaggii kaga dhacay Goojacadde, si gooni ahna ula dardaarantay beesheeda Habarjeclo, maamulka Somaliland, iyo isbahaysiga Baho Iidoor, una sheegtay in hadday rabaan in ay sii jiraan ay Habar Jeclo iyo Habar Awal wada dhistaan maamul u gooni ah dadka intiisa kalena nabadgaliyaan.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com