Madaxwayne Farmaajo oo dib ugu soo laabtay Muqdisho

Madaxwayne Farmaajo oo dib ugu soo laabtay Muqdisho

Madaxwaynaha dowladda faderaalka ee Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho, kadib booqashooyin uu ku kala bixiyay magaalooyinka Nairobi iyo Addisababa.

Madaxwaynaha oo magaalada Nairobi kula kulmay madaxwaynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa isku afgartay xoojinta xiriirka diblumaasiyadeed ee labada dowladood iyo in si dhow u wada shaqeeyaan.

Dowladaha Kenya iyo Soomaaliya ayaa khilaaf uu ku dhaxeeyey , kadib markii Kenya ay ku dooday inay leedahay qayb ka mid xeebaha koonfureed ee Soomaaliya.

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com