HomeUncategorized

Barlamaanka Dowladda Puntland oo Qoondo u ansixiyay Jidka Ceel-Daahir

Isniin, Luuliyo 13, 2015 (Daljir) — Baarlamaanka Dowladda Puntland ayaa maanta meelmariyey qoondada qaaraanka dhismaha wada Ceeldaahir Ceerigaabo taasoo ay horay u soo ansixiyeen Guddiga Joogtaha ah ee Gollaha Wakiilada Puntland.

G. Saciid Dheere oo ka Hadlay Dagaalkii Puntland iyo Al-shabaab
Baahin: Khamiis, Aug 11, Weriye Khadar Cawl ~ Daljir ~ Buuhoodle. Warbixin ku saabsan saamaynta abaaraha ee gobollada koonfureed ee Somaliya; Xukuumada federaalka ah oo sheegtay in Sebtembar la qaban doono shirka wadatashiga Somalida; Mid ka mid ah maxaabiistii lagu qabtay Taleex oo u dhintay dhaawicii soo gaaray.
DHEGEYSO-Madaxweynaha Jubbaland oo sheegay in AMISOM aysan ka adkaanayn Alshabaab.

Isniin, Luuliyo 13, 2015 (Daljir) — Baarlamaanka Dowladda Puntland ayaa maanta meelmariyey qoondada qaaraanka dhismaha wada Ceeldaahir Ceerigaabo taasoo ay horay u soo ansixiyeen Guddiga Joogtaha ah ee Gollaha Wakiilada Puntland.

Qaaaraanka qoondada ayaa kolkii hore ay xukuumadu u soo gudbisyey guddiaga joogatda ah qaaraankaan ayaa waxaa uu yahay mid laga qaadi doono shaqalaha , isgaarisiinta telphnada la isticmaalo, gaadiidka waaweyn iyo kuwa yar yar.

Baarlamnaka ayaa su,aalo iska waydiieyey cida dhaqalaahan balaaran loo diibaayao oo lagu aamini karo ugu dambeyntiina waxaa y isku raacreen in la Ansixiyo waxaana gudoomiyaha baarlamanku uu ku dhawaaqay Natiijada codka , waxaana codeeyey 47 mudane tiradaan oo aheyd tirada saaka soo xaadirtay kal-fadhiga Gollaha Wakiilada Puntland.

dhanka kale baarlamanaka ayaa Maanta Dhaariyey xildhibaan C/rasaaQ Xaaji Xuseen oo bedeley Maarxuum Aadan Xaaji Xuseeen ​ oo gacan ka xaq darani ay ku dishey Maagalada Muqdisho iyadoo dowlada federaalka aanay weli gacanta ku soo dhigin cidii faalkaas ka dambeysay.

By; Ab

Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: