Duqa degmadda Garoowe oo magacaabay guddiga xalinta khilaafaadka dhulka (Akhriso)

HomeWararka

Duqa degmadda Garoowe oo magacaabay guddiga xalinta khilaafaadka dhulka (Akhriso)

War qoraal ah oo ka soo baxay xafiiska duqa degmada Garowe ee xarunta  gobolka Nugaal Axmed Saciid Muuse ayaa lagu magacaabay guddiga xalinta khilaafaadka dhulka ee magaaladaasi. Guddigan oo ka kooban illaa shan xubnooda ayaa ka shaqeyn doona xalinta khilaafaadka ka dhasha muranada la xariira dhulalka.

Guddoomiyaha Barlmaanka Somaaliya oo cambareyeey werarkii Elite
Dowladda Federaalka oo bilowday baaritaan ku aadan diyaaraddii ku burburtay Bardaale
Saaka & Dunida iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Daljir Garoowe (dhegayso)

War qoraal ah oo ka soo baxay xafiiska duqa degmada Garowe ee xarunta  gobolka Nugaal Axmed Saciid Muuse ayaa lagu magacaabay guddiga xalinta khilaafaadka dhulka ee magaaladaasi.

Guddigan oo ka kooban illaa shan xubnooda ayaa ka shaqeyn doona xalinta khilaafaadka ka dhasha muranada la xariira dhulalka.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: 0