Wacaal Daray ah: Xildhibaan Cismaan Cilmi Boqore oo lagu dilay Muqdisho

HomeWararka

Wacaal Daray ah: Xildhibaan Cismaan Cilmi Boqore oo lagu dilay Muqdisho

  Warar ka imaanaya Muqdisho ayaa sheegaya in goor dhowayd la dilay xildhibaan Cismaan Cilmi Boqore oo muddo dheer katirsanaa baarlamaanka.   Kooxo hubaysan ayaa dilka gaystay.   Wixii kasoo kordha kala soco Daljir.

GALKACYO: Shacabka oo ka cabanaya sicirbarar saameeyay noloshooda (daawo)
Musharrax Cabdisamad Gallan: “Madaxweyne Gaas hadda Ganacsi buu u wareegey, musharaxiintuna waxay u taagan yihiin badbaadada Puntland”(Daawo)
Madaxweyne Farmaajo: “Askarigii Shacab Dila Tiirkaa la Geynaynaa, Boobkii Guryaha Muqdisho isna waa Dhammaaday” (dhegayso)

 

Warar ka imaanaya Muqdisho ayaa sheegaya in goor dhowayd la dilay xildhibaan Cismaan Cilmi Boqore oo muddo dheer katirsanaa baarlamaanka.

 

Kooxo hubaysan ayaa dilka gaystay.

 

Wixii kasoo kordha kala soco Daljir.

COMMENTS

WORDPRESS: 1
DISQUS: