Wacaal Daray ah: Xildhibaan Cismaan Cilmi Boqore oo lagu dilay Muqdisho

Wacaal Daray ah: Xildhibaan Cismaan Cilmi Boqore oo lagu dilay Muqdisho

 

Warar ka imaanaya Muqdisho ayaa sheegaya in goor dhowayd la dilay xildhibaan Cismaan Cilmi Boqore oo muddo dheer katirsanaa baarlamaanka.

 

Kooxo hubaysan ayaa dilka gaystay.

 

Wixii kasoo kordha kala soco Daljir.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 1
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com