Carruurta oo wax lagu baro luuqado shisheeye, iyagoona fahmin waxa lasoo xafidsiiyo (dhegayso)

HomeWararka

Carruurta oo wax lagu baro luuqado shisheeye, iyagoona fahmin waxa lasoo xafidsiiyo (dhegayso)

Carruurta yar ee wax ka barata goobaha waxbarasho ee Puntland iyo Soomaaliya inteeda kalle ayaa lagu baraa afafka Carabiga iyo Englishka, waxaana mara

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Dalka oo Khudbad Ka jeediyay Shir Looga hadlayo ka Hor-tagga Xag-jirnimada
Madaxweyne Xasan sheekh oo Baladweyne gaaray
Madaxweyne Deni oo ka hadlay Amniga, gurmadkii fataahadda Qardho iyo xanuunka Coronavirus. (Daawo)

Carruurta yar ee wax ka barata goobaha waxbarasho ee Puntland iyo Soomaaliya inteeda kalle ayaa lagu baraa afafka Carabiga iyo Englishka, waxaana mararka qaar aysanba aqoon u lahayn waxyaabaha ay akhriyaan ee lasoo xafidsiiyo, sida nashiidooyinka.

Carruurtu ma helaan waxbarasho afkooda hooyo ee hodanka ah ee Soomaaliga, arrintaasi iyo dhibaatada ay ku hayso Radio Daljir ayaa la hadlay shacabka.

Hoos kadhegayso.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: