Aqoonyahan Soomaaliyeed oo ka hadlay damaca dalalka dariska ee dhulka Soomaaliyeed (dhegayso)

Aqoonyahan Soomaaliyeed oo ka hadlay damaca dalalka dariska ee dhulka Soomaaliyeed (dhegayso)

Aqoonyahan Cabdisalaan Dhooloyare ayaa waxaa uu ka hadlay damaca dowladaha Kenya iyo Itoobiya ee ay ku doonayaan inay ku qaataan dhulka Soomaaliyeed, iyagoo horay u xoogay dhul iyo dad Soomaaliyeed.

Aqoonyahanka ayaa ka sheekeeyey taariikhdii xoriyadda Soomaaliya iyo colaadda dalalkan ay ku hayaan Soomaaliya.

Hoos kadhegayso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com