Maxamed Xasan Cirro: “Askartii Ururuka al-Itixaad iyo hoggaanka maanta ee Puntland maxaa la gudboon?” (waraysi | dhegayso)

HomeWararkaSiyaasadda & Dhaqaalaha

Maxamed Xasan Cirro: “Askartii Ururuka al-Itixaad iyo hoggaanka maanta ee Puntland maxaa la gudboon?” (waraysi | dhegayso)

Maxamed Xasan Cirro oo ah qoraaga "Hoggaanka cusub ee Puntland iyo askartii aI-Itixaad ee sannadkii 1993," qoraalkaas oo yeeshay saameyn ballaaran, dh

KALIGITALIYE ISMAACIIL CUMAR GEELLE OO U DABAALDEGAY 45 GUURADII XISBIGIISA RPP
ANALYSIS: IS SOMALILAND OFFICIALLY IN CIVIL WAR?
Dhismaha Wadada Ceeldaahir iyo Ceerigaabo (sawirro)

Maxamed Xasan Cirro oo ah qoraaga “Hoggaanka cusub ee Puntland iyo askartii aI-Itixaad ee sannadkii 1993,” qoraalkaas oo yeeshay saameyn ballaaran, dhaliyeyna hadal-haynta ugu badan Puntland ayaa waxa aan ka waraysanay dulucda qoraalkiisa.

Md. Cirro ayaa il gaar ah ku eegaya musuqa baahsan ee ka jira Puntland iyo hoggaanka siyaasadda Soomaaliya oo uu leeyahay waxa ay maanta u badanyihiin siyaasiyiin lagu tirayo in ay badanaa yihiin diinyaqaan.

Haddaba maxaa la gudboon hoggaanka maanta si loo suuliyo musuqa dalka halaagay?

Hoos kaga bogo.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: 0