HomeUncategorized

DHAGAYSO: Shirkii wada-tashiga iyo Midnimada Puntland oo Dib loo Dhigay

Khamiis, May 28, 2015 (Daljir) —Shirkii wadatashiga Puntland oo qorshuhu ahaa in uu ka Furmo horraanta bisha Juun ee soo socota Magaalada Gaalkacayo ee Gobolka Mudug ayaa mar saddexaad dib loo dhigay loo dhigay mid saddexaad.

Dhagayso Barnaamijka Caawa iyo Daljir Isniin 10 – Oct – 2016 Wariye Maxamed Cabdullaahi Cali (Kooshin) Muqdisho
Xariir M. Cabdulle oo loo magacaabay Gudd. gobolka Cayn, iyo Xuseen Dacwi, Duqa magaalada Buuhoodle. [Dhegaysi …]
DHEGEYSO-Barnaamijkii Caawa iyo Daljir iyo Wariye Cabdifataax Cumar Geeddi.

Khamiis, May 28, 2015 (Daljir) —Shirkii wadatashiga Puntland oo qorshuhu ahaa in uu ka Furmo horraanta bisha Juun ee soo socota Magaalada Gaalkacayo ee Gobolka Mudug ayaa mar saddexaad dib loo dhigay loo dhigay mid saddexaad.

Guddoomiyaha Guddiga Qaban-qaabad Shirka, Maxamuud Xaaji Saalax oo Maanta Shir Jaraa’id ku qabtay magaalada Garowe ayaa sheegay in shirku uu furmi doono marka laga baxo bisha Ramadaan ee soo socota.

Dhagayso

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: