Dhegeyso:Puunsa oo Qaadacday tirada dadka Soomaaliyeed ee dowladdu shaacisay

Khamiis, May 28, 2015 (Daljir) — Dallada Midaysa ururada aan dowliga ahayn Puntland ee Puunsa aya maanta mid aan sax ahayn ku tilmaantay Natiijadi kaso baxday sahan qiyaasdeedki lagu samayey tirada dadka Soomaaliyeed ee dowladda Federaalku shaacisay.
 
Dallada oo war-mutiyeed kaso saartay tirada dadka ee la shaaciyey aya sheegtay in natiijada lasoo bandhigay tahay mid khaldan Islamakana siyaasadaysan.
 
Halkan ka dhegeyso Warbixin uu ka diyaarshay war-murtiyeedka Dallada Wariye Maxamed Xalliye.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com