DHAGAYSO: Shirkii wada-tashiga iyo Midnimada Puntland oo Dib loo Dhigay

Khamiis, May 28, 2015 (Daljir) —Shirkii wadatashiga Puntland oo qorshuhu ahaa in uu ka Furmo horraanta bisha Juun ee soo socota Magaalada Gaalkacayo ee Gobolka Mudug ayaa mar saddexaad dib loo dhigay loo dhigay mid saddexaad.

Guddoomiyaha Guddiga Qaban-qaabad Shirka, Maxamuud Xaaji Saalax oo Maanta Shir Jaraa’id ku qabtay magaalada Garowe ayaa sheegay in shirku uu furmi doono marka laga baxo bisha Ramadaan ee soo socota.

Dhagayso

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com