DHAGAYSO: Wasiirka waxbarashada Puntland oo Maanta kormeeray Dugsiyada Degmada Boocame

Wasiirka oo booqday degmada Boocame ee gobolka Sool una kuur galayey dhamaadkii imtixaanka, ayaa markii uu Garoowe kusoo laabtay waxa uu booqday dugsiga sare ee Gambool oo uu kusoo dhamaaday imtixaankii fasalka 12aad ee dugsiga sare, wuxuuna sheegay inay ku guulaysteen qaadista Imtixaanka oo midaysan.

Wuxuu wasiirka booqashadiisi maanta iyo arimo la xiriira imtixaanaadka uu  uga waramay wariye Jaamac Abdurahman.

 

 

Dhagayso

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com