MAANHADAL: Caleema-saarka madaxda cusub ee Puntland

HomeWararkaMAANHADAL

MAANHADAL: Caleema-saarka madaxda cusub ee Puntland

Barnaamijkeena maanta iyo MAANHADAL waxa aan ku falaanqayn doonnaa Caleemo saarka madaxda Puntland iyo madaxda ka qayb galaysa caleemo saarka ,ee isug

MAANHADAL: Shirkii maalgashiga Puntland iyo dismaha Dekeda Garacad (daawo)
MAANHADAL: Gabagabaynta shirka dhuusamareeb & nooca doorasho ee dalka (dhegayso)
Maanhadal: Maxay salka ku haysa jarista dhirta iyo dhoofinta la sheegayo in lagu hayo geedaha qaar

Barnaamijkeena maanta iyo MAANHADAL waxa aan ku falaanqayn doonnaa Caleemo saarka madaxda Puntland iyo madaxda ka qayb galaysa caleemo saarka ,ee isugu jirta mucaarad iyo muxaafidba.

Barnaamijka maanta waxaa marti noogu ah Sheekh Fu,aad Xaaji oo kamid ah culimada Puntland , Maxamed Siciid Shabeele oo xilal kala duwan horay Puntland uga soo qabtay iyo Maamo Faadumo Cali Nagruuma oo kamid ah Fanaaniinta Soomaaliyeed .

wariye Axmed Sheekh Maxamed Tollman ayaa ka soo jeedinaya istuudiyaha Daljir ee Garoowe.

Hoos kaga bogo.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: