Guddiga caleemasaarka Madaxweynaha Puntland iyo ku xigeenkiisa oo ka hadlay Madaxda ka qayb galaysa  Garoowe (dhegayso)

HomeWararka

Guddiga caleemasaarka Madaxweynaha Puntland iyo ku xigeenkiisa oo ka hadlay Madaxda ka qayb galaysa Garoowe (dhegayso)

Guddoomiyaha Haweenka Puntland ee sagaalka Gobal ee Puntland khadro warsame oo Waraysi gaar ah siisay Radio daljir maanta ayaa ka haddashay qaban qaab

Xalfadaan oo lagu daah furayay olalaha Cayil dhimista iyo Caafimaad dhiska ee SHAPE ayaa ka dhacday Magaalada Garowe
Xildhibaanadda Cusub ee Barlamaanka Puntland oo Daljir la Hadlay (Daawo)
Madaxweynihi hore ee Galmudug oo soo dhaweyeey hadalki RW khayre

Guddoomiyaha Haweenka Puntland ee sagaalka Gobal ee Puntland khadro warsame oo Waraysi gaar ah siisay Radio daljir maanta ayaa ka haddashay qaban qaabada Caleemasaarka Madaxweynaha Puntland iyo ku xigeenkiisa.

Khadro ayaa sheegtay in 26 bishan oo ku beegan sabtida ay dhacayso caleemasaarka Madaxweynaha Cusub siciid Cabdulaahi deni iyo ku xigeenkiisa Axmed Karaash,waxayna sheegtay in madax farabaddan ay ka qayb gali donaan caleemasarka Deni iyo ku xigeenkisa.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: