HomeUncategorized

Sargaal Al-shabaab lacago u uruurin jiray Mombasa oo la qabtay

Axad, May 17, 2015 (Daljir) — Booliska la dagaalanka argagexisada ee dalka Kenya ayaa gacanta kusoo dhigay sarkaal la sheegay inuu Al-shabaab lacago uga soo uruurin jiray magaalada Mombasa ee dalkaasi Kenya waxana sidoo kale uu ahaa qof u askareen jiray dhalinyarada wadankaasi Kenya.

Qaramada midoobey oo mudada u kodhisey howlgalka AMISOM.
DHEGEYSO-Culimada Puntland oo ka digtey xaaladda abaareed ee dalka.
Baahin: Axad, Apr 08, C/fitaax C. Geedi ~ Daljir ~ Galkacyo. Alle ha u naxariistee Xil. Mawliid Macaane & la-taliye Faysal X. Cilmi oo ku geeriyooday Nairobi; M/weyne Shariif oo ku dhaliilay qarixii tiyaatarka Muqdisho maarayn xumo ka timid wasaarada warfaafinta; M/weyne Siilaanyo oo guddi u magacaabay la hadal dhex mara Somaliland & dawlada federaalka; Issimada gobolka Cayn oo cambaareeyey gulufka colaadeed ee Somaliland ay ka wado gobolka.

Axad, May 17, 2015 (Daljir) — Booliska la dagaalanka argagexisada ee dalka Kenya ayaa gacanta kusoo dhigay sarkaal la sheegay inuu Al-shabaab lacago uga soo uruurin jiray magaalada Mombasa ee dalkaasi Kenya waxana sidoo kale uu ahaa qof u askareen jiray dhalinyarada wadankaasi Kenya.

Sarkaalka la qabtay ayaa lagu magaacabay Abdalla Salim Bindo waana 45-sano jir. Taliyaha booliska magaalada Mombasa Robert Kitur ayaa sheegay in su’aal waydiin ay ku socota sarkaalkaasi.

Waxaa uu madax ka ahaa degaanka Likoni oo loo diiwan galiyay meelaha ay xubno la tuhmaayo Al-shabaab ay ka dhaq dhaqaaqayaan. Mobilka sarkaalkan ayaa laga helay xiriira uu gudaha kula soo sameeyey saraakiil Al-shabaab ka tirsan.Maalinta Isniinta ayaa la sheegay inuu kasoo muuqdo maxkamad ku taala wadankaas

 

Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: