DHEGEYSO-Culimada Puntland oo ka digtey xaaladda abaareed ee dalka.

Garoowe, Mar 13 2017-Guddiga gurmadka abaaraha Puntland ayaa caawo ku dhawaaqay cabsi xoogan oo kusoo wajahan Puntland.

Guddoomiyaha guddiga gurmadka abaaraha Puntland Sheikh Fu’aad  Maxamed Nuur ayaa ku dhawaaqay xaalad halis ah oo abaaraha la xiriirta iyo cabsi xoogan oo kusoo wajahan Puntland.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com