Faransiiska wali waxaa ka jira dibadbaxayada ka dhashay dhaqaalaha dalkaasi

HomeWararka

Faransiiska wali waxaa ka jira dibadbaxayada ka dhashay dhaqaalaha dalkaasi

Dibadbaxyaaasha jaakadaha huruudiga ah ayaa ugu baaqay taageerayaashooda inay lacagaha kala baxaan bankiga wadanka Faransiiska, iyadoo ay isku dayayaa

Wasaaradda Caafimaadka Puntland oo Gobalka Cayn ka Fulisay Mashaariic Caafimaad & Tababaro
Xildhibaan Dhakool: “ Somaliland Hal reer ayaa isku koobay” (Daawo)
Xoolo-dhaqtada Jariiban oo helay waxbarasho bilaash ah (dhegayso)

Dibadbaxyaaasha jaakadaha huruudiga ah ayaa ugu baaqay taageerayaashooda inay lacagaha kala baxaan bankiga wadanka Faransiiska, iyadoo ay isku dayayaan dhaqaalaah wadanka inay qalqal geliyaan, waxaana guul daraystay dadaalo madaxwaynaha Faransiiska uu ku joojinayo dhaqaalaha wadankaasi ee kor usii kacaya.

Didbadbaxayaasha ayaa qaba inay talaabadan qayb ka tahay isku dayga ay ku doonayaan in qiimaha cuntada iyo shidaalka ee wadanka Faransiiska hoos loo dhigo, iyadoona wali dowladda aanay ku guulaysan.

Mid ka mid ah dibadbaxyaasha ayaa sheegay in looga gol leeyahay in awoodda dowladda ee dhaqaalaha hoos loo dhigo.

 

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: