HomeUncategorized

Gudoomiyahii Guddiga Dib u Eegista Dastuurka Somalia oo Is-Casishay [DHAGAYSO]

Arbaco, May 06, 2015 (Daljir) — Gudoomiyahii guddiga madaxa-bannaan ee dib u eegista iyo hirgalinta dastuurka Soomaaliya, Caasho Geelle Diiriye ayaa shir ay maanta ku qabatay magaalada Gaalkacyo ku sheegtay inay iska casishay xilkii ay ka haysay guddiga dastuurka KMG ah ee Soomaaliya.rn

Wasaaradda waxbarashada Puntland oo maanta kormeero ku sameysay dugsiyada waxbarasho ee ku yaala Garowe.
5 nin oo Bakistaaniyiin tabliiq ah oo lagu dilay masaajid ku yaalla Galkacyo. [Akhris …]
BAAQ – Shirka saraakiishii hore ee ciidanka Qalabka Sida & Bilayska Soomaaliyeed. [Akhris …]

Arbaco, May 06, 2015 (Daljir) —  Gudoomiyahii guddiga madaxa-bannaan ee dib u eegista iyo hirgalinta dastuurka Soomaaliya, Caasho Geelle Diiriye ayaa shir ay maanta ku qabatay magaalada Gaalkacyo ku sheegtay inay iska casishay xilkii ay ka haysay guddiga dastuurka KMG ah ee Soomaaliya.

Dhagayso

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: