Cabdixakiin Doobo Daareed waa guddoomiyaha baarlamaanka Puntland ee shanta sano

HomeWararka

Cabdixakiin Doobo Daareed waa guddoomiyaha baarlamaanka Puntland ee shanta sano

Cabdixakiin DhooboDaareed ayaa noqday guddoomiyaha cusub ee Golaha Wakiilada Puntland ee shanta sano ee socota , waxaana uu helay 43 cod, halka mushar

Ra’iisul Wasaare Khayre oo La Kulmay La Taliyaha Amniga Qaranka Mareykanka
Warka Fiidnimo iyo Cabdinaasir Ibraahin Maxamed (dhegayso)
Xildhibaan Hore Caasho Axmed Cabdalla oo si kulul uga hadashay dagaal Hadaaftimo ka dhacay (Daawo)

Cabdixakiin DhooboDaareed ayaa noqday guddoomiyaha cusub ee Golaha Wakiilada Puntland ee shanta sano ee socota , waxaana uu helay 43 cod, halka musharaxii la tartamayay Cabdi Jamaal uu helay 22 cod.

Xildhibaan Cabdi Jamaal ayaa aqbalay natiijada, isagoona sheegay inuu mar walba uu u tartamayay isbadal inuu dhaco, taasina oo uu arkay.

Waxaa uu sheegay golaha wakiilada Puntland in looga baahanyahay isbadal iyo shaqadii hore mid ka duwan.

Diiwaanka wararka

Radio Daljir

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: