Cabdixakiin Doobo Daareed waa guddoomiyaha baarlamaanka Puntland ee shanta sano

Cabdixakiin Doobo Daareed waa guddoomiyaha baarlamaanka Puntland ee shanta sano

Cabdixakiin DhooboDaareed ayaa noqday guddoomiyaha cusub ee Golaha Wakiilada Puntland ee shanta sano ee socota , waxaana uu helay 43 cod, halka musharaxii la tartamayay Cabdi Jamaal uu helay 22 cod.

Xildhibaan Cabdi Jamaal ayaa aqbalay natiijada, isagoona sheegay inuu mar walba uu u tartamayay isbadal inuu dhaco, taasina oo uu arkay.

Waxaa uu sheegay golaha wakiilada Puntland in looga baahanyahay isbadal iyo shaqadii hore mid ka duwan.

Diiwaanka wararka

Radio Daljir

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com