Diyaarad ku dhacday Waqooyiga  Nigeria

HomeWararka

Diyaarad ku dhacday Waqooyiga Nigeria

Ciidanka cirka ee ayaa sheegay in mid ka mid ah diyaaradahooda qumaatiga u kaca ee la dagaallamaya xooggaga Boko Xaraam ay ku soo dhacday waqooyi bari

Warka Arooryo iyo Xuseen Madar, Daljir Boosaaso (dhegayso)
Dowladda oo madaxweyne Qoor -qoor dhaliil ujeedisay
Dowladaha Turkiga & Jabuuti oo gurmad Caafimaad Maanta soo gaarsiinaya Muqdisho

Ciidanka cirka ee ayaa sheegay in mid ka mid ah diyaaradahooda qumaatiga u kaca ee la dagaallamaya xooggaga Boko Xaraam ay ku soo dhacday waqooyi bari dalkaasi.

Diyaaradda ayaa soo dhacday gelinkii dambe ee shalay xilli uu dagaal culus degaankaasi ku dhexmarayay milateriga Nigeria iyo dagaallamayaasha Boko Xaraam.

War qoraal ah oo uu soo saaray ciidanka cirka ee Nigeria ayaa lagu sheegay in diyaaraddaasi ay hawada ka taageeraysay ciidamada dhulka ee Boko Xaraam kula dagaallamaya degaanka Damasak oo u dhaw xuduuda uu dalkaasi la leeyahay Niger.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: