Isticmaalka girgirayaasha iyo saamaynta deegaanka (dhegayso)

HomeWararka

Isticmaalka girgirayaasha iyo saamaynta deegaanka (dhegayso)

Waxyaabaha ugu muhiimsan ee saameynta ku leh nolosha aadanaha waxaa ka mid ah sida uu u egyahay deegaanka uu aadanuhu ku nool yahay ee uu noloshiisu a

MUUSE BIHI & SOMALILAND PLANNING NEW WAVE OF ATTACKS AGAINST SSC & PUNTLAND
Caawa & Daljir iyo Maxamed Lakiman, Daljir Bosaaso (daawo)
Ra’iisul Wasaare Xamse oo sheegay in Soomaaliya ay leedahay laba Cadow

Waxyaabaha ugu muhiimsan ee saameynta ku leh nolosha aadanaha waxaa ka mid ah sida uu u egyahay deegaanka uu aadanuhu ku nool yahay ee uu noloshiisu ay ku tiirsan tahay.

Isbadalka cimilada deegaanka aan ku nool-nahay ayaa sababatay waxyeelo ay bilow aadamku ay u gaysteen deegaanka ,sida dhirta oo la gumaado lagana dhigto dhuxul .

Dhuxu waa wax muhiim u ah qofkasta oo Soomaaliya jooga waxaana loo isticmaalaa in cuntada lagu karsado ,ama diirimaad laga helo xiliyada qaboobaha ee miyiga la joogo laakiin saamaynta dhuxusha ayaa waxaa ay deegaanka ku haysaa dhibaato weyn .

In kastoo badal-fiican loo helay muddooyinkii dambe haddana wali waxaa jira baqdin laga qabo inay istaagi waydo gubista iyo jarida dhirta ay manfacsadaan xoolaha iyo dadkuba .

Wariyaheenna Axmed Sheekeeye ayaa warbixintaan ku eegaya maxaa isbadalay haddii la helay Gir-gireyaasha Gaasta ah.

Diiwaanka wararka

Radio Daljir

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: