Axmed Karaash oo Garoowe kaga dhawaaqay Musharrax Madaxweyne ku xigeen PL (dhegayso)

Axmed Karaash oo Garoowe kaga dhawaaqay Musharrax Madaxweyne ku xigeen PL (dhegayso)

Wasiirka Duulista iyo Hawadda Puntland Axmed Cilmis Cismaan Axmed (Karaash) ayaa maanta Caasimadda Puntland kaga dhawaaqay in uu u tartamayo kursiga Madaxweyne ku xigeenka Puntland 2019.

Munaasabada ku dhawaaqistiisa waxaa ka qayb galay Nabadoono,Aqoonyahano,Haween,dhalinyaro iyo qaybaha kala duwan ee bulshadda Garoowe.

Axmed Xuseen Cabdulqaadir sheekeye ayaa Warbixintan Garoowe ku diyaariyeey

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com