MWKX Camey: “Saddex arrimood midna ma ihi: Tuug ma ihi. Munaafaq ma ihi. Beenlowna ma ihi.” (dhegayso)

HomeWararkaSiyaasadda & Dhaqaalaha

MWKX Camey: “Saddex arrimood midna ma ihi: Tuug ma ihi. Munaafaq ma ihi. Beenlowna ma ihi.” (dhegayso)

Madaxweyne Kuxigeenka dowladda Puntland Injineer Cabdi Xakiin Xaaji Cumar Camey  ayaa maanta kaga dhawaaqay  magaalada Garoowe in uu yahay Musharax Ma

Waadigan Ladnaantii Lurku kuu Danbeeyee Leexadu ku Sidatee Shariif Maxaa Luray Naftaadii? (maqaal)
Wariye Xasan Heykal iyo xariggii Xabsiga Dhexe: Muxuu Heykal kala kulmay, yuu se ku soo arkay Xabsiga Dhexe ee Bossaso?
Madaxweyne Gaas: “Ninna Nin Kale Gurigiisa Kama Shaqeeyo … Masuuliyad Wadareed baa la Isugu Imaanayaa” (dhegayso)

Madaxweyne Kuxigeenka dowladda Puntland Injineer Cabdi Xakiin Xaaji Cumar Camey  ayaa maanta kaga dhawaaqay  magaalada Garoowe in uu yahay Musharax Madaxweyne Kuxigeen shanta sano ee soo socota 2019

Camey ayaa  sheegay in shantii sano ee la soo dhaafay ay uu kororsaday waayo aragnomo iyo khirbrad shaqo, haatana uu codsanayo in mar kale la doorto.

Eng Camey  ayaa yiri, “xiriirka Dawlada Federalka iyo Camey baan idiin cadaynayaa, haah Camey xiriir buu la leeyahay Dawlada Federalka; haah dawladnimo Soomaaliyeed baan rabaa, waayo Dawlada Federalka Puntland oo dhan baa kamid ah, reer Puntland waa isku raacsan yahay, Dawlada Federalka in aan xiriir la yeesho, cidna kuma raalligalinayo.”

Dhegayso.

Sawiro.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: