Garoowe: Gudiga xalinta Khilaafaadka oo shaaciyey xiliga lagu dhawaaqayo Baarlamaanka Cusub (dhegayso)

Garoowe: Gudiga xalinta Khilaafaadka oo shaaciyey xiliga lagu dhawaaqayo Baarlamaanka Cusub (dhegayso)

Gudiga xalinta Khilaafaadka baarlamaanka Puntland ayaa sheegay in dad ka badan 200 oo qof ay gudbisteen codsiga Xildhibaanimo taasoo hadda ay aad ugu mashquulsan yihiin kala saaristooda.

Gudoomiyaha gudiga xalinta Khilaafaadka ayaa sheegay in 31 ka bishan ay soo saarayaan liiska rasmiga ah ee xildhibaanada Puntland.
Dhegayso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com