HomeUncategorized

Wasiirka Duulista Hawada iyo Garoomada Puntlnad oo ka Warbixiyay Guulaha laga Gaaray Mashaariic socda[DHAGAYSO]

Talaado, Abriil 07, 2015 (Daljir) —Wasiirka Duulista hawada iyo garoomada Puntlnad Xassan Xaaji Siciid ayaa sheegay in ay meel-wanaagsan marayso dhismaha Airport-ka Bosaso, Dhsimaha Mashruuca Jaamcadda Maakhir ee sanaag Iyo Mashruuca lagu dhisayo garoonka Garowe International Airport.

DHEGEYSO-Warbixin iyo waraysiyo kahadlaya dagaalkii Galkacyo iyo xaaladda caawa.
DHEGEYSO-Hogaamiye Cali Khaliif oo kahadlay wadahadalka uu labilaabay Soomaaliland.
Kofi Annan oo ka digay dagaal sokeeye oo ka bilaabma dalkaasi Suuriya

Talaado, Abriil 07, 2015 (Daljir) —Wasiirka Duulista hawada iyo garoomada Puntlnad Xassan Xaaji Siciid ayaa sheegay in ay meel-wanaagsan marayso dhismaha Airport-ka Bosaso, Dhsimaha Mashruuca Jaamcadda Maakhir ee sanaag Iyo Mashruuca lagu dhisayo garoonka Garowe International Airport.

Wasiirka Xassan ayaa sheegay in safar shaqo oo la xiriira arrimahaas ay ku gaareen wadamada Imaaraadka Carabta iyo Kenya isaga iyo wasiirka Maaliyada Puntlnad Shire Xaaji Faarax.

Shirjaraa\’id oo uu ku qabtay xafiiskiisa Garowe ayuu uga hadlay arrimahaasi.

 

Dhagayso

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: