DHEGEYSO-Warbixin iyo waraysiyo kahadlaya dagaalkii Galkacyo iyo xaaladda caawa.

Galkacyo, Ocy 13 2016-Ciidamada Puntland iyo Galmudug ayaa caawa isugu habeensadey dagaal xoogan oo gelinkii dambe ee maanta ka bilowday magaalada Galkacyo.

Ciidanka labada dhinac oo iswaydaarsanayey madaafiicda goobta ayaa waxa ay hadda kusugan yihiin goobihii uu gabalku ugu dhacay caawa, waxaana jira dhaawacyo lagaarsiiyey xarumaha caafimaadka.

Jamaal Faarax Aadan oo Daljir katirsan ayaa warbixintaan ka diyaariyey.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com