Ammaanka Bossaso oo laga shiray iyo maamulka oo soo saaray awaamiir culus (dhegayso)

HomeWararka

Ammaanka Bossaso oo laga shiray iyo maamulka oo soo saaray awaamiir culus (dhegayso)

Magaalada Bosaaso waxaa maanta lagu qabtay kulan loga hadlay amnidarada ka jirta magaalada iyo dilalka qorshaysan ee loo gaysanay dadka haldoorka u ah bulshada. Kulankan ayaa waxa uu ka dhacay xarunta gobolka, waxaa isgu yimid maamulka gobolka bari,  kan degmada Bosaaso iyo saraakiisha laamaha amniga ee gobolka. wariye Xasan Heykal ayaa warbixinta ka diyaariyay. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5c167d95020100f28fdf19bf/Warbixinta+Amniga+ee+magaada+Bosaaso+Xasan+Heykal+.mp3

FALANQAYN: Maxaa Soo Celceliya Diidmadda Lacagta Shiling Somaaliga (dhegayso)
Caawa & Daljir iyo cXakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)
Al-shabaab oo Dab qabadsiisay deegaanka Yaaq-beri weyne ee gobolka Sh/hoose (Akhriso)

Magaalada Bosaaso waxaa maanta lagu qabtay kulan loga hadlay amnidarada ka jirta magaalada iyo dilalka qorshaysan ee loo gaysanay dadka haldoorka u ah bulshada.

Kulankan ayaa waxa uu ka dhacay xarunta gobolka, waxaa isgu yimid maamulka gobolka bari,  kan degmada Bosaaso iyo saraakiisha laamaha amniga ee gobolka.

wariye Xasan Heykal ayaa warbixinta ka diyaariyay.

COMMENTS

WORDPRESS: 1
  • nuurkanederland 5 years ago

    BOSASO WAXAY HOY U NOQOTAY ISIS,ALSHABAB.KUWAASOO GACAN KA HELAYA MAAMULKA GAAS & SIRDOONO CAALIMA SIDA:-CIA,MI6 & MOSSAD.GO FUCK YOUR SELF.
    ISIS=ISRAELI SECRT INTELLIGENCE SERVICE=JEWISH PROJECT.
    ELLIOTE SHIMON GROUPS=AL-ISRRAELIYAH.(believe me,i aamin aniga.).

DISQUS: