Site icon Radio Daljir

Ammaanka Bossaso oo laga shiray iyo maamulka oo soo saaray awaamiir culus (dhegayso)

????????????????????????????????????

Magaalada Bosaaso waxaa maanta lagu qabtay kulan loga hadlay amnidarada ka jirta magaalada iyo dilalka qorshaysan ee loo gaysanay dadka haldoorka u ah bulshada.

Kulankan ayaa waxa uu ka dhacay xarunta gobolka, waxaa isgu yimid maamulka gobolka bari,  kan degmada Bosaaso iyo saraakiisha laamaha amniga ee gobolka.

wariye Xasan Heykal ayaa warbixinta ka diyaariyay.

https://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5c167d95020100f28fdf19bf/Warbixinta+Amniga+ee+magaada+Bosaaso+Xasan+Heykal+.mp3?_=1
Exit mobile version