HomeUncategorized

Baahin: Salaasa, 14 Jan 2014, Caawa Iyo Daljir, Wariye Xaliimo Sacdiya C Cali ~ Daljir ~ Garoowe

Madaxweynaha Puntland oo xilka kala wareegey Madaxweynihii hore, & Madaxweyne Faroole oo sheegay inuu la shaqaynayo Madxweynaha cusub, Maxaa horyaala Dawlada Cusub ee Madaxweyne Gaas, Baarlamaanka DF oo hakiyey mooshin ka dhan ah Wasiiradii hore, maamulka gobolka Gedo oo ka hadlay rag Al-shabaab ah oo gacanta lagu dhigay,

QM oo dilkii shaqaalaheeda loogu gaystay deegaanka Matabaan cambaaraysay,hakisayna howlihii gargaar ay ka waday degmada Matabaan
Warka Fiidnimo, Cumar Lakiman, Daljir cWaaq (dhegayso)
Baahin: Arbaca, Jun 29, Weriye Madar ~ Daljir ~ Bossaso. 350 arday oo barta xirfadaha gacanta ee barnaamijka Shaqa-doon oo shahaado la guddoonsiiyey; “29 qori oo nooca AK-47 ah ayaan qabanay” Taliyaha ciidanka bilayska ee Buurtinle; Weriye Faysal Boston oo lagu xiray Bossaso; R/wasaare Gaas oo guddoomay deeq ka timid dalka Imaaraadka, kuna baaqay gargaar deg deg ah oo loo fidiyo danyarta.

Madaxweynaha Puntland oo xilka kala wareegey Madaxweynihii hore, & Madaxweyne Faroole oo sheegay inuu la shaqaynayo Madxweynaha cusub, Maxaa horyaala Dawlada Cusub ee Madaxweyne Gaas, Baarlamaanka DF oo hakiyey mooshin ka dhan ah Wasiiradii hore, maamulka gobolka Gedo oo ka hadlay rag Al-shabaab ah oo gacanta lagu dhigay,?

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: