HomeUncategorized

Baahin: Sabti, 4 Jan 2014, Caawa Iyo Daljir, Weriye Khadar Cawl Ismaaciil ~ Daljir ~ Garoowe

Baarlamaanka Puntland oo yeeshay gudoomiye cusub & laba kuxigeen kadib doorasho maanta ka dhacday guriga Baarlamaanka Puntland ee Garoowe, Dowladda faderaalka Soomaaliya ayaa soo dhaweysay doorashadii maanta ka dhacday Garoowe, Cali Maxamed Geedi oo ka hadlay doorshada Puntland kuna tilmaamay talaabo kudayasho mudan, Garaad Cabdilaahi Cali Ciid oo hambalyo u diray shir gudoonka cusub ee Baarlamaanka Puntland, Magaalada Garoowe,waxaa maanta soo gaaray wafti isgu jira xildhibaano iyo siyaasiyin, Madaxweynaha Puntland daah furay machruuc dhismayaal cusub loogu kordhinayo Garoonka diyaaradaha ee magaalada Garoowe, Ra?sal Wasaaraha Soomaaliya oo gudoonka Baarlamaanka ka dalbaday in aan la ansixin sharciyada ay soo gudbiyeen Xukuumadii hore ee Soomaaliya,

Ardayda Jaamacada PSU Garowe Oo Bilaabay Olole Lagu Xaqiijanayo Fayadhowrka Cuntada
Galguduud:- adkaynta amniga oo lagu heshiiyey, iyo dhir jarista oo go,aan adag laga gaaray.
DHEGEYSO-Barnaamijkii Saaka iyo Dunida iyo Tallman.

Baarlamaanka Puntland oo yeeshay gudoomiye cusub & laba kuxigeen kadib doorasho maanta ka dhacday guriga Baarlamaanka Puntland ee Garoowe, Dowladda faderaalka Soomaaliya ayaa soo dhaweysay doorashadii maanta ka dhacday Garoowe, Cali Maxamed Geedi oo ka hadlay doorshada Puntland kuna tilmaamay talaabo kudayasho mudan, Garaad Cabdilaahi Cali Ciid oo hambalyo u diray shir gudoonka cusub ee Baarlamaanka Puntland, Magaalada Garoowe,waxaa maanta soo gaaray wafti isgu jira xildhibaano iyo siyaasiyin, Madaxweynaha Puntland daah furay machruuc dhismayaal cusub loogu kordhinayo Garoonka diyaaradaha ee magaalada Garoowe, Ra?sal Wasaaraha Soomaaliya oo gudoonka Baarlamaanka ka dalbaday in aan la ansixin sharciyada ay soo gudbiyeen Xukuumadii hore ee Soomaaliya,?

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: