Dacwaddii madaxwaynaha Puntland iyo kuxigeenkiisa oo baaqatay (Daawo)

HomeWararka

Dacwaddii madaxwaynaha Puntland iyo kuxigeenkiisa oo baaqatay (Daawo)

Dacwad u dhaxaysay madaxwaynaha Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas iyo kuxigeenkiisa Cabdixakiin Camey ayaa maanta baaqatay, iyadoo wariyeyaal katir

Saaka & Dunida iyo Axmed Shiikh Maxamed Tallman, Bossaso (dhegayso)
Madaxweyne Deni ayaa magacaabay Golaha Sare ee La-talinta Madaxweynaha.
Xildhibaano Barlamaanka Puntland ka tirsan oo kormeer ku maraya Gobalka Cayn (dhegayso)

Dacwad u dhaxaysay madaxwaynaha Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas iyo kuxigeenkiisa Cabdixakiin Camey ayaa maanta baaqatay, iyadoo wariyeyaal katirsan radio Daljir oo booqday maxkamadda soo wariyay inaan saakay wax dacwad oo arrintaasi kusaabsan laga dheehan.

Madaxwaynaha Puntland iyo kuxigeenkiisa ayaa isku khilaafay guddiga uu magacaabay madaxwaynaha Puntland, iyadoona madaxwayne kuxigeenku si iskiis ah uu u magacaabay guddi kalle.

Warqad kasoo baxday madaxwayne kuxigeenka Puntland ayaa lagu hakiyay dacwadda oo markii horeba madaxwayne kuxigeenku uu gudbiyay.

 

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: