Laba qof oo lagu weeraray Bosaso

Laba qof oo lagu weeraray Bosaso

Laba qof oo watay dhar shacab ah ayaa midna la dilay midna lagu dhaawacay dhabarka dambe ee dowladda hoose ee Bosaaso.

Kooxo hubaysan ayaa la sheegay in bastoolado ku fureen, kuwaasi oo baxsaday

Wararka qaar ayaa sheegaya in midka geeriyooday uu ka mid ahaa ciidamada badda Puntland.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com