Puntland iyo aragtida mowshinka ka dhanka ah madaxwayne Farmaajo (dhegayso)

HomeWararka

Puntland iyo aragtida mowshinka ka dhanka ah madaxwayne Farmaajo (dhegayso)

Mowshinka ay xildhibaano katirsan baarlamaanka Soomaaliya ay ka keeneen madaxwaynaha dowladda faderaalka ayaa shacabka Puntland waxaa ay ka dhiibteen aragtidooda ku’aadan. Qaar ka mid ah dhagaystayaasha Radio Daljir ayaa dareenkooda arrintaasi kusaabsan ugaga hadlay barnaamijka Muuqaalka Bulshada ee ka baaha xarumaha Radio Daljir Soomaaliya oo dhan. Hoos kadhegayso   http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5c0e21e90a0100df0bc98fff/codka+shacabka+222.mp3

Masuuliyiin ka tirsan Galmudug oo Cabudwaaq garoon ciyaareed ka dhagax dhigay (dhegayso)
DAREEN 15aad: Abaarta SIMA iyo Saamaynteeda
Waxgaradka Taleex oo xukuumada cusub ee Puntland soodhaweyeey (daawo)

Mowshinka ay xildhibaano katirsan baarlamaanka Soomaaliya ay ka keeneen madaxwaynaha dowladda faderaalka ayaa shacabka Puntland waxaa ay ka dhiibteen aragtidooda ku’aadan.

Qaar ka mid ah dhagaystayaasha Radio Daljir ayaa dareenkooda arrintaasi kusaabsan ugaga hadlay barnaamijka Muuqaalka Bulshada ee ka baaha xarumaha Radio Daljir Soomaaliya oo dhan.

Hoos kadhegayso

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: