Somaaliya iyo Turkiga oo Heshiisyo gaaray

HomeWararka

Somaaliya iyo Turkiga oo Heshiisyo gaaray

Wasiirka hawlaha guud iyo dib u dhiska xukuumadda FS Cabdifitaax Maxamed Ibraahim (Geesey) oo ku sugan dalka Turkiga ayaa la kulmay mas’uuliyiin ka ti

Musharrax Madaxweyne Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo Baashi Cabdullaahi Maxamuud Aw-Cisman ku Booqday Hoygiisa Garoowe. (Sawiro)
Caawa & Daljir iyo Xasan Heykal, Daljir Garoowe (dhegayso)
Madaxweynaha Puntland oo Kulan La Qaatay Isimada Dhaqanka Gobolka Bari.

Wasiirka hawlaha guud iyo dib u dhiska xukuumadda FS Cabdifitaax Maxamed Ibraahim (Geesey) oo ku sugan dalka Turkiga ayaa la kulmay mas’uuliyiin ka tirsan dawladda Turkiga, waxaana ay ka wada hadleen arrimaha iskaashiga labada dhinaca.

Wasiirka Geesey ayaa la kulmay Wasiirka magaalaynta iyo deegaamaynta Turkiga Maxamed Amiin, waxaana ay si gaar ah uga wada hadeen mashruuca Turkigu u balanqaaday Soomaaliya ee dhismaha 10-kun oo Guri.

Sidoo kale wasiirka ayaa la kulmay madaxda hay’adda Guriyeynta Turkiga iyo hay’ado kale oo dhinaca horumarinta dibadda ka shaqeeya, kuwaas oo muuujiyey inay qayb ka qaadanaayan dib u dhiska Soomaaliya.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: