Musharrax Deni: “Waxaa Nasiib darro ah in Madaxdii u saraysay Puntland ay ku kala Qaybsameen magacaabidda Guddiga Xallinta Khilaafaadka” (Daawo)

HomeWararkaOlolaha Doorashooyinka Puntland - Deni 2019

Musharrax Deni: “Waxaa Nasiib darro ah in Madaxdii u saraysay Puntland ay ku kala Qaybsameen magacaabidda Guddiga Xallinta Khilaafaadka” (Daawo)

Musharrax Madaxweyne Puntland 2019 Mudane Siciid Cabdulaahi deni oo shacabka Garoowe kula hadlayeey isla Garoowe ayaa ka hadlay Khilaafka u dhaxeeya M

Musharrax Madaxweyne Puntland Dr. Siciid Cabdullaahi Deni oo Casho Sharaf Ku Casumay Xildhibaanadsa Laga Soo Doorto Gobolada Sanaag iyo Haylaan.(Sawiro)
Musharrax Siciid Deni oo Daah-furay Buugga Aragtidiisa Siyaasadeed oo ku Hogaaminayo Puntland.
Musharrax Madaxweyne Puntland Dr. Siciid Cabdullaahi Deni oo Gaalkacayo Kulamo Muhiim ah Kula Qaatay Qaar Kamid ah Issimada Puntland. (Sawiro)

Musharrax Madaxweyne Puntland 2019 Mudane Siciid Cabdulaahi deni oo shacabka Garoowe kula hadlayeey isla Garoowe ayaa ka hadlay Khilaafka u dhaxeeya Madaxda Puntland siiba Madaxweyne Gaas iyo ku xigeenkiisa Camey.

Deni oo hadlayeey ayaa yiri “Waxaa Nasiib darro ah in Madaxdii u saraysay Puntland ay ku kala Qaybsameen magacaabidda Guddiga Xallinta Khilaafaadka.”khudbad uu xalay u jeediyeey dadweynaha Garoowe ayuu sidaas ku sheegay.

Hoos kadaawo Khudbadda Musharraxa

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: