Site icon Radio Daljir

Musharrax Deni: “Waxaa Nasiib darro ah in Madaxdii u saraysay Puntland ay ku kala Qaybsameen magacaabidda Guddiga Xallinta Khilaafaadka” (Daawo)

Musharrax Madaxweyne Puntland 2019 Mudane Siciid Cabdulaahi deni oo shacabka Garoowe kula hadlayeey isla Garoowe ayaa ka hadlay Khilaafka u dhaxeeya Madaxda Puntland siiba Madaxweyne Gaas iyo ku xigeenkiisa Camey.

Deni oo hadlayeey ayaa yiri “Waxaa Nasiib darro ah in Madaxdii u saraysay Puntland ay ku kala Qaybsameen magacaabidda Guddiga Xallinta Khilaafaadka.”khudbad uu xalay u jeediyeey dadweynaha Garoowe ayuu sidaas ku sheegay.

Hoos kadaawo Khudbadda Musharraxa

Back to Home page