Guddoomiyaha Aqalka sare oo kismaayo tagay (Sawiro)

HomeWararka

Guddoomiyaha Aqalka sare oo kismaayo tagay (Sawiro)

Magaaladda Kismaayo ee Xarunta Maamulka Jubbaland waxaa maanta gaaray Guddoomiyaha Aqalka ee Soomaaliya Cabdi Xaashi iyo wafti uu hoggaaminayo. Axm

MARTISOOR & Maxamed Xayir | Waayihiisii siyaasadda, maanta & Puntland & waxa laga filan karo Deni
Martisoor: Prof. Beeldaaje iyo Xaaladda Dhaqaale ee Adduunka (dhegayso)
Farmaajo oo ka qayb galay Shirka Madasha Dhaqaalaha ee Ruushka iyo Afrika (Daawo)

Magaaladda Kismaayo ee Xarunta Maamulka Jubbaland waxaa maanta gaaray Guddoomiyaha Aqalka ee Soomaaliya Cabdi Xaashi iyo wafti uu hoggaaminayo.

Axmed Maxamed Islaam(Axmed Madoobe) Madaxweynaha Jubbaland ayaa garoonka diyaaradaha kusoo dhaweeyey Guddoomiyaha iyo waftigiisa.

Cabdi Xaashi Gudoomiyaha Aqalka Sare ee Soomaaliya ayaa sheegay iney tahay markii ugu horeysau ee uu yimaado Kismaayo burburkii kaddib.

dhinaca kale Gudoomiyaha Aqalka Sare ee Soomaaliya Waxa uu sheegay in uu mu faraxsan yahay in uu maanta yimaado iyadoo nabadgelyo iyo dowladnimo ay jirto.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: