Guddoomiyaha Aqalka sare oo kismaayo tagay (Sawiro)

Guddoomiyaha Aqalka sare oo kismaayo tagay (Sawiro)

Magaaladda Kismaayo ee Xarunta Maamulka Jubbaland waxaa maanta gaaray Guddoomiyaha Aqalka ee Soomaaliya Cabdi Xaashi iyo wafti uu hoggaaminayo.

Axmed Maxamed Islaam(Axmed Madoobe) Madaxweynaha Jubbaland ayaa garoonka diyaaradaha kusoo dhaweeyey Guddoomiyaha iyo waftigiisa.

Cabdi Xaashi Gudoomiyaha Aqalka Sare ee Soomaaliya ayaa sheegay iney tahay markii ugu horeysau ee uu yimaado Kismaayo burburkii kaddib.

dhinaca kale Gudoomiyaha Aqalka Sare ee Soomaaliya Waxa uu sheegay in uu mu faraxsan yahay in uu maanta yimaado iyadoo nabadgelyo iyo dowladnimo ay jirto.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com