Nabadoonada gobolka Nugaal oo ka shiray khilaafka madaxda sare ee Puntland (dhegayso)

HomeWararka

Nabadoonada gobolka Nugaal oo ka shiray khilaafka madaxda sare ee Puntland (dhegayso)

Nabadoonada Puntland ee gobolka Nugaal oo maanta shir isugu yimaadeen magaalada Garoowe  ee caasimada Puntland  ayaa waxa ay shirkooda uga hadleen  kh

“Waxaa socda qorshe Cadaaladda looga leexinayo ninki gubay gabadhan dhalnay ee Luul”
Caawa & Daljir iyo Maxamed Lakiman, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)
Faahfaafin: Hoobiyeyaal lagu garaacay Teendhada Afisyoone oo ay ku shirayaan DFS iyo qaar kamid ah madaxda Maamul Goboleedyada

Nabadoonada Puntland ee gobolka Nugaal oo maanta shir isugu yimaadeen magaalada Garoowe  ee caasimada Puntland  ayaa waxa ay shirkooda uga hadleen  khilaafka madaxda sare ee Puntland soo kala dhexgalay  ,kaddib markii dhawaan ay  soo kala magcaabeen Madaxweynaha iyo kuxigeenkiisa  laba Guddi oo ka shaqyn doona xallinta khilaafaadka iyo Anasixinta golaha wakiilada Puntland .

wariyaha Daljir ee Garoowe Axmed Sheekeeye ayaa warbixintan ka diyaariyay.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: