Aqoonyahanada Beesha Amaanle oo soo saray Bayaan  (Daawo)

HomeWararka

Aqoonyahanada Beesha Amaanle oo soo saray Bayaan (Daawo)

Aqoonyahanada Beesha Amaanle ee gobolka Bari ayaa soo saaray Bayaan wada jir ah oo ay uga hadlayaan xubinta Baarlamaanka umatalaysa 2019 . Bayaalnk

Shacabka Qardho & doorashaddi Madaxweyne deni uu kusoo laabtay waa sidde dareenka bulshadda?
Antonio Guterres: “Dunidu waxay wajahaysa Musiibo
Guddiga doorashooyinka Soomaaliya oo war kasoo saaray dalab ugayimid Beesha Caalamka (Akhriso)

Aqoonyahanada Beesha Amaanle ee gobolka Bari ayaa soo saaray Bayaan wada jir ah oo ay uga hadlayaan xubinta Baarlamaanka umatalaysa 2019 .

Bayaalnka ayaa waxaa lagu yiri:

Ku: Madaxweynaha Puntland .

Ku: Madaxweyne Kuxigeenka Puntland.

Ku : Gudoomiyaha Baarlamaanka Puntland .

Ku: Gudiga Ansixinta Xildhibaanada Puntland .

Aqoonyahanada Markii ay tashadoo kulamo badan ka dib waxa ay soo saareen Bayaankan hoose ku xusan .

Halkan ka daawo,kana akhriso bayaanka .

 

Daawo.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: